berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maleeshiyaad Reer Buuhoodle Ah Oo Cali Khaliif Galaydh Ka Hor Istaagay In Uu Garoonka Diyaaradaha Buuhoodle Ka Dhoofo Iyo Sababta Oo Ay Faahfaahiyeen
February 5, 2017 - Written by Berbera Today

Buuhoodle(Berberatoday.com)-Siyaasiga Cali Khaliif Gallaydh Madaxweynaha maamulka khaatumo ayaa

maanta malleeshiyo beeleed xoog iskaga hortaageen inuu ka dhoofo gegida dayuuradaha ee magaaladda Buuhoodle isagoo diyaarad yar u raaci lahaa magaaladda Jabuuti .

 

Maleeshiyaadkan oo warbaahinta la hadley ayaa waxaa ay sheegen in ay diidan yahiin in madaxweynahoodu uu wada hadal la furo Somaliland isla markana ay heshiis dhigaya in aanu Cali Khaliif dib ugu dhoofi doonin ugana soo degi doonin garoonka Buuhoodle ay kala saxeexdeen madax dhaqameedka deeganka

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews