berberatoday.com
Maraykanka”Maxkamada Oo Ku Gacansaydhay Rafcaan Uu Maamulka Trump Ka Dalbaday Go,aankii Garsooruhu Isku Hor Taagay
February 5, 2017 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Maxkamad racfaan oo heer federal ah ayaa ganafka ku dhufatay codsigii maamulka Trump ku doonayey in si dhakhso ah dib loogu dhaqan geliyo qaraarkii madaxweyne Tramp uu dadka ku tarxiilayeyo kaas oo garsoore heer federal ahi horjoogsaday Jimcihii.xaakimka maraykanka ah ee is hortaagay amarkii trump

Xayiraadda qaraarkani waxay saamaynaysay dadka u dhashay todoba dal oo Muslim ah.

Qareenada amarkan diidanaa ayaa ku tilmaamay inuu yahay mid aan dastuuri ahayn isla makaana dadka kala takooraya.

Garsoore heer fedeaal ah oo fadhiyay maxkamad ku taal Seattle ayaa dalabka qareennada dowladda hore ugu gacan saydhay kuwaas oo doodoodu ahayd in aanu isagu awood u lahayn inuu laalo qaraarka madaxweyne Trump.

 

 

Source:bbc

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews