berberatoday.com
Wasiirka Duulista Somaliland Oo Waji Gabax Kala Kulmay Fadhi Uu La Yeeshay Xildhibaano Uu Taageero Uga Raadinaayay Saldhiga Milatari Ee Madaarka Berbera Dalalka Carbeed Kadoonayaan
February 7, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Duulista Somaliland Farhan Aadan Haybe, ayaa kulan xalay la qaatay Mudaneyaasha Baarlamanka ee ay isku Beesha yihiin, kulankaas oo qabanqaabadiisa uu Wasiirku lahaa, ayaa la sheegay in ujeedadiisu ahayd sidii uu taageero ugu helin lahaa meel-marinta mashruuca kiraynta Madaarka Berbera. Warar shebekadda Yoolnews.com ka heshay ilo lagu kalsoon yahay, ayaa lagu sheegay in kulanka labada dhinac uu ka dhacay guri uu leeyahay Xildhibaanada ka tirsan Golaha Wakiilada.

Wasiir Farhan oo ah Nin ku cusub fagaarayaasha iyo shoofeernimada siyaasadda Haybe Somaliland, marka laga reebo faqa-hoose. Waxa xogaha qaarkood sheegeen markii hadalku bilaabmay inay fadhigii ka kaceen dhawr Xildhibaan oo uu kamid yahay Xildhibaan Waabeeyo, halka qaarna ay ku doodeen inaan Inanka (Wasiirka) fadhiga lagaga kicking, hase-yeeshee, la dhegaysto fikirkiisana uu markaa dib ugula noqdo halkii iyo ciddii usoo dhiibtay.

 

 

Xigasho Yool

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews