Madaxweyne African Ah Oo Xaalad Caafimaad U Jooga Dalka Ingiriiska Oo Warqad Codsi Ah U Soo Diray Baarlamaanka Dalkiisa Iyo Waxa Uu Ka Codsaday
February 7, 2017 - Written by Berbera Today
Nigeria(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari oo dalka Britain u joogo baadhitaan caafimaad ayaa baarlamaanka dalkiisa ka dalbaday inay u kordhiyaan wakhtiga fasixiisa.

Mr Buhari ayaa dalka Nigeria ka tagay laba isbuuc ka hor waxaana lagu waday inuu maanta dib ugu laabto.