Daawo Muuqalka”Mujaahid Xassan Guure Oo Wacad Ku Maray In Aan Xukuumada Siilanyo Laga Aqbali Doonin In Saldhig Milatari Laga Siiyo Dalka Isutaga Imaaradka Carabta
February 7, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Xassan Guure gudoomiyaha madasha wada tashiga waxaa uu si adag uga digay isla markaana uu wacad ku maray in aan shacbiga Somaliland xukuumada madaxweyne Siilanyo aanay ka aqbali doonin in saldhiga Military gudaha dalka laga siiyo dawlada imaaraadka
Sidoo kale Muj Xassan Guure ayaa waxaa uu digniin iyo baaq is barkan u diray golaha guurtida Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/LsFE5QfnO2A?t=47