Daawo Muuqalka”Suuqii Ganacsiga Gobolka Togdheer Oo Albaada Loo Xidhay, Iyo Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Sicir-bararka Xadhkaha Goostay Iyo Sarifka Dollarka Oo Burco Ka Dhacay . B
February 8, 2017 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Suuqyada ganacsiga ee Magaalada Burco ayaa albaabada loo laabay oo la xidhay ka dib markii sicir-barar xooggan iyo sarrifka lacagta doollar oo aan fadhiyin isku beertay dadka danyarta ah ee ka ganacsada Suuqyada.
Bulshada ku dhaqan Magaalada Burco ayay dibad-baxyo ay kaga cabanayaa sicir-bararka xadhka goostay iyo sarrifka doollar iskugu soo baxay iyaga oo socod ku tagay xarunta maamulka gobolka Togdheer,

Hoos ka DAAWO Warkaa oo faah-faahsan