berberatoday.com
Labadii Wariye Ee Saldhiga Dhexe Ee Berbera Ku Xidhnaa Oo Sife Sharciga Baalmarsan Xabsiga Weyn Ee Berbera Loogu Gudbiyay Iyo Gudi Madaxweyne Siilanyo Hore U Baabiyay Oo Xadhiga Wariyayaasha Saxeexay
February 9, 2017 - Written by Berbera Today

abshir eyBerbera(Berberatoday.com)-Labadii wariye ee maalintii shalay sifaha sharcidarada ah loogu xidhay Saldhiga dhexe ee Berbera iyada oo la raali galinayo Abshir Xasan Xaashi oo ah shaqaale sigaara ugu shaqeeya Marwada Madaxweynaha somaliland Aamina Sheeklh Maxamed Jirde ayaa maanta sife sharciga dalka uyaala baalmarsan xabsiga weyn ee Berbera loogu taxaabay.

ugudbinta Xabsiga weyn ee Berbera loo gudbiyay Labadan wariye oo kala ahaa Wariye Axmed Siciid Maxamed Iyo Wariye Mubaarik Cismaan Siciid(Nirig) ayaa loo cuskaday warqad lagu sheegay inay soo saxeexeen gudi nabad galyo oo sharcidaro ah islamarkaana uu hore ubaabiyay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilanyo markii uu hogaanka Dalka qabtay sanadii 2010kii.

Labadan Wariye ayaa xadhigoodu ahaa mid la xidhiidha iyaga oo shaqo maalmeedkooda ay bulshada uhayaan gudanaaya wararna ka duubaya  Haween ka cabanaya dhul ay lahaayee oo dan guud looga raray kadibna Marwada Madaxweynaha Somaliland guri dhismihiisa looga bilaabay dhulkii laga raray kuwaas oo uu Abshir Xasan Xaashi dhisaaayay sidaynu hore usoo sheegnayna uu weerar gacan ka hadal ah klu qaaday Labada wariye oo waajibaadkooda shaqo gudanaaya,

 

Xadhiga Labadan wariye ayaan markii la xidhaayay sife sharci loo marin iyada oo maanta markii Xabsiga weyn loo gudbinaayayna aan sife sharco oo sax ah loo marin laguna gudbiyay waraaq ay saxeexeen gudidii nabad galiyada ee hore Madaxweyne Axmed Siilanyi ubaabiyay waxaana laga saxeexay warqadaas Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Saaxil

abshir ey

Dirane Abshir, ayaa sanado ka hor weerar qorshaysan goor habeenimo ah kusoo qaaday xarunta wargeyska Hubaal ku leeyahay magaalada Hargeysa, halkaas oo koox budhcad ah oo uu hoggaaminayo wiil ay walaalo yihiin xarunta wargeyska soo galeen, isla-markaana ay geysteen dhaawacyo kala duwan.

Weerarka iyo xadhiga cusub ee uu horseedka ka yahay dirane Abshir Xasan ayaa marag u ah sida uu ugu tafo xaydan yahay inuu hagardaamo iyo dhibaato joogto ah u geysto weriyeyaasha, isla-markaana aanu ixtiraam u haynin warbaahinta dalka.

18650001

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews