berberatoday.com
Meherkii Qarniga Ee Cabdikhaliq Cabdilahi Awal Bari Oo Kulmiyey Siyaasiyiin, Masuuliyiin, Aqoonyahan Iyo Weliba Haldoorka Qaybaha Bulshada…Halkan Ka Daawo Sawiiradda Meherka Iyo Caruus Cabdikhaliq Awal Bari
February 9, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Meherkii Qarniga ee Cabdikhaliq Cabdilahi Awal Bari oo Kulmiyey Siyaasiyiin, Masuuliyiin, aqoonyahan iyo weliba Haldoorka Qaybaha Bulshada…Halkan ka Daawo Sawiiradda Meherka iyo Caruus Cabdikhaliq Awal Bari.Image may contain: one or more people, people standing and suit

Hargeysa(Xogreebnews)-Munaasibad balaadhan oo ahayd Meherka Cabdikhaliq Cabdilahi Maxamed (Ina Awal bari) iyo Marwadiisa Yaasmiin Maxamed sh. Muxumed X. Faaraxoo ka dhacday Masjidka weyn ee Magaaladda Hargeysa ee Cali Mataan, ayaa kulmisay Siyaasiyiin Miisaan culus ku leh geyiga Somaliland iyo sidoo kale masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo xilal sare ka haya.

Munaasibadaas ayaa ahayd mid meeqaamkeedu sarreeyo, isla markaana la isku arkay oo kulmisay waji kala duwan, kuwasoo iskugu jiray Madax-dhaqameed iyo sidoo kale, Haldoor kamid ah qaybaha Bulshada. Waxana shaqsiyaadka sida weyn loo tilmaami karo kamid ah, aqoonyahan Jamaal cali xuseen iyo xubno kale oo xilal ka haya Xukuumadda Sida Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Berbera Eng. Kayd Cabdilahi iyo Gudoomiyaha Kulmiye ee Gobolka Saaxil iyo weliba sidoo kale, Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee gobolka Togdheer Magaalo madaxdiisa Burco Mustafe Ismaacil Cabdi.

Sheekh Maxamed Aadan ayaa isku meheriyey Boqor Cabdikhaliq Cabdilahi Awal Bari iyo boqoradda uu Calmaday Yaasmiin Maxamed sh. Muxumed X. Faarax.. sidaasna waxa lagu soo gunaanadday Munaasibadii Meherka oo lagu soo xatimay Duco iyo dar-daaran.

Halkan hoose ka daawo Sawiiradda Caruuska Cabdikhaliq Cabdilahi Awal bari.Image may contain: 4 people, suitImage may contain: 1 person, standing and sunglassesImage may contain: 1 person, standing and sunglassesImage may contain: 1 person, standing and sunglassesImage may contain: 1 personImage may contain: 5 peopleImage may contain: 1 person, standing and sunglassesImage may contain: 2 people, people standing and indoor

Image may contain: 2 people, suitImage may contain: one or more people and sunglassesImage may contain: 4 people, suitImage may contain: 8 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 5 people, people sittingImage may contain: 2 people, people standing and indoorImage may contain: 7 people, indoorImage may contain: one or more peopleImage may contain: 6 peopleImage may contain: 6 people, indoorImage may contain: 5 people, people sitting and indoorImage may contain: 5 people, people sitting

 Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews