berberatoday.com
“Saldhiga Military Ee Berbera Waxaa Dabada Ka Riixeysa Xukumada …. ” Xildhibaan Qabiile Oo Siro Badan Fashiliyey”Daawo Muuqal
February 11, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanaaysha golaha wakiilada ee

laga soo doorto gobalka Saaxil waxaa uu ka hadley saldhiga dawlada imaaradka laga siinayo magaalada Berbera .

Image may contain: 1 person

 

 

Xildhibaanka oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa uu fashiliyey siro badan oo ku saabsan saldhigaasi waxaana uu sheegay in saldhigaasi ay dabada ka wado dawlada Mareykanku

 

Sidoo kale xildhibaanku waxaa uu sheegay in ciidanka halkaasi soo degi doona ee xaqiiqada ahi ay yahiin ciidan caloosha u shaqeystayaal ah oo ka tirsan dawlada Koonfur Africa isla markaana ay toobabar siin doonto shirkad ka tirsan dawlada Mareykanku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/DamD1PAxM4g

 

 

 

 

Berberatoday.com 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews