berberatoday.com
Ceeb Iyo Fadeexad”Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo Oo Warqad AfSomali Ku Qoran Oo Aan Heshiis Iyo Waxkale Toona Ku Cadayn Horgaysay Mudanayaasha Baarlamanka Ee Dhadhama Raaca Ah Oo Duuduub Ku Ansixiyay
February 12, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda somaliland ayaa fashil wayni la soo darsay kadib markii ay maanta golayaasha baarlamanka somaliland horgaysay qoraal somali ah oo ku qoran hal warqad oo A4 ah taas oo aanay ku cadayn wax heshiisa iyo wax saxeexa oo laba dawladood kala saxeexdeen

m-siilaanyoyyy

waxaana kooxdan xukuumadda ka tirsan ee heshiiskan wadatay ku fashilntay inay wax aan  bislayn horkeenaan golayaasha baarlkamanka somaliland taas oo kuwa gacanta u taagayna lagu tilmaami karo calooshood u shaqaystayaal aan aqoon iyo maamul midna u lahayn heshiisyadda caalamiga ah balse kaliya raaca dhaameelka lolo lulo

sidoo kale saleebaan gaal ayaa isna ceebwayni raacday kadib markii uu si badheedha ula saftay madaxwaynaha beeshiisa ee siilaanyo arintaas oo ay la yaabeen dhamaan shacbi waynaha Somakiland

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews