Itoobiya Oo Ka Hadashay Saldhiga Military Ee Baarlamaanku Ansixiyay,Isticmaalkeeda Barbarana Ku Xujaysay Inay Nabadgaliyo Ku Hesho.
February 13, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday,com)-Safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay Somaliland leedahay go’aanka bixinta saldhiga Milateri, balse ahayn mid khuseeya Itoobiya, isla markaana yihiin cadowga Somaliland & Itoobiya, dadka faafiyey in safaaradooda Hargeysa la xidhay, wararkaasina waxba ka jirin xafiiskooduna furnaan doono weligii.