“Caku Mudanahaygii, Mooryaantu, Dhaantoow” … Abwaan Weedhsame Oo Maanso Ku Dhaliiley Labada Gole Ee Guurtida Iyo Wakiillada
February 14, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa maanso uu ku dhaliilaayo u tiriyey golahayaasha wakiilada iyo guurtida somaliland oo shalay ansixiyey in saldhig milatari laga siiyo magaalada Berbera halkaasi oo ku dhawaad 144 mudane oo labada gole ka mid ahi ay HAA ugu codeeyeen in la siiyo Imaaraatka Carabta gudaha Somaliland.
Halkan Ka Akhriso Maansada