berberatoday.com
Digniin : Dawlada Imaaraadku Waxay Saldhiga Berbera Keeneysaa 17 Duuliye 11 Waa South African 6 Waa Rhodesian(Zinbaawe) Waxaa Hogaamin Doona Duuliye( J.R. Blythe Wood )Oo U Dhashay Rhodishia(Zinbaawe)Dhamaantooda Waa Calooshooda U Shaqeystayaal.
February 14, 2017 - Written by Berbera Today

UAEDigniin : Dawlada Imaaraadku Waxay Saldhiga Berbera Keeneysaa 17 Duuliye 11 waa South African 6 waa Rhodesian(zinbaawe) Waxaa Hogaamin Doona Duuliye( J.R. Blythe Wood )Oo U Dhashay Koofurta Rhodesia(Sinbaawe)Dhamaantooda waa Calooshooda U Shaqeystayaal.

Taariikhda Duuliyaha Ka Madaxda Noqon Doona Saldhiga Imaaraadka Ee Magaalada Berbera:-airk

Duuliye Dagaal Mr J.R. Blythe Wood ,wuxuu ka tirsanaan jirey Duuliyayaashii Dagaalka ee wadankii la odhan Koofurta Rhodesia(ORAF  Old Rhodesian Air Force(Former Clonial Military Force)ee maanta la yidhaahdo(Zinbaawe) wuxuu qaadhay taliye Raxan Dayuuradeed xiligii wadankaasi mustacmarada ahaa,wuxuu duuliyaa Dayuurada Dagaalka Nooca(Hawker Hunter) Oo Wershadaha Ingiriisku sameeyaan.

Duuliyahani Wuxuu madax u ahaa Duuliyayaasha calooshooda u shaqeystaha ahaa ee Sida xun u duqeynayey  shacabka reer Somaliland 1988,Duuliyahani wuxuu ku suntan yahay Xasuuqii dhacay.

Duuliyahan Ajinebiga ah waxaa soo kireystey Siyaad Barre  1988  wuxuu xiligaasi ka soo duulayey Magaalada Baydhabo oo xaruuntiisu ahayd wuxuuna Duqeyn ba’an ka geystey Somaliland oo markaasi ahayd waqooyiga somaliya waa ninkii dumiyey Hargeisa iyo Burco.

Duuliye J.R. Blythe Wood  wuxuu u dhashay Wadankii la odhan jirey South Rhodesia ee maanta la yiraahdo Zinbaawe,wuxuu degan yahay Dalka Koonfurta Africa,Magaalada la yiraahdo(Mossel Bay) oo 400 boqol oo Kilomitir u jirta Magaalada Cape Town.

La soco qaybta danbe.

 

Tafatiraha Guud 

somalilandcitizen.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews