berberatoday.com
Marka laga yimaaddo sharci daradii fadhigii wada jirka ahaa ee saaka iyo waxyaabihi foosha xumaa ee madasha ka dhacay,run ahaanti baarlamankanka lama soo hordhigin wax heshiis
February 14, 2017 - Written by Berbera Today

Marka laga yimaaddo sharci daradii fadhigii wada jirka ahaa ee saaka iyo waxyaabihi foosha xumaa ee madasha ka dhacay,run ahaanti baarlamankanka lama soo hordhigin wax heshiis lagu tilmaami karo .Heshiiskii lagu qoray Af-Ingiriisiga iyo Af-Carabiga lama keenin ee waxa meesha lagu qaybiyey dhawr bog oo ku qoran Af-soomaali ood moodo sheekadii Diin iyo Dacawo ee caruurta lagu maaweelinjiray.Waxa ku qoran in kiradii saldhiga ay Somaliland dhaafsan doonto mashaariic horumarineed oo ay Imaaraatku maalgalin doonto.Laakiin heshiiska laguma sheegin lagumana fasirin mashaariicdaasi waxay(exactly) kala yihiin iyo qiimaha guud ee lacag ahaan ku baxaya mudada 25 sanadood ee heshiiska.Aqoonsi daayo xataa waxaan ku jirin wax sheegaya in Imaaraatku ay Somaliland ka caawin doonto dhinaca diblomaasiyadda.Hadii xataa aynu 4tii xaashiyadood u aqoonsanno heshiis hadana lama arag oo lama maqal baarlaman ansixiya heshiis wali qabyo ah oo waliba aan dood la galin balse duuduub iyo jujuub lagu ansixiyo.

 

 

 

 

Yuusuf Cabdi Gaboobe

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews