Gen. Ibrahim Musharakh waxa la filayaa in uu uu La wareego Amaanka Dekeda Berbera. Marka Ciidanku Yimaadan Saldhiga Milateri
February 14, 2017 - Written by Berbera Today
General Ibrahim Musharakh waxa la filayaa in uu uu La wareego Amaanka Dekeda Berbera. Marka Ciidanku Yimaadan Saldhiga Milateri
Waxana uu amar ku haystaa in Gacan bir ah Ku qabto cidkasta oo ka hor timaada
Gaar ahaan Marka shaqada laga saaro shaqaalaha dekeda Berbera intooda badan. Laguna bedelo qalab Electronic ah
Waxa kaloo la sheegay Sida qorshuhu yahay bisha June Waxa Amaanka Kaydka Haamaha Shiidaalka Berbera La wareegaaya Ciidanka Milateri ee imaaraat-ka
Waxa qorshaha ka mida in laga noqdo Heshiiskii hore ee Ganacsatada muwaadiniinta Shiidaalka loola galay Iyo in hoos loo dhigo tirada shaqaalaha ka shaqeeya Haamaha Shiidaalka