berberatoday.com
Madaxweynaha Cusub Ee Dawlada Xamar Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Oo Maanta Si Rasmi Ah Ula Wareegi Doona Hogaaminta Dawlada Somaliya
February 16, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Qaban qaabadii u dambeysay ee uu xilka kula wareegayo Madaxweynaha cusub

ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka socota xarunta Madaxtooyada, iyadoo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta si rasmi ah xafiiska u baneyn doono.

Image may contain: 2 people, people sitting, suit and indoor

 

 

Xaflada xil wareejinta ayaa bilaabmatey saaka 9-ka subaxnimo, iyadoo Madaxweyne Farmaajo oo ay wehliyaan Kaaliyeyaashiisa uu la tagi doono Xarunta Madaxtooyada

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Shador Xaaji ayaa u sheegay Idaacada VOA in maanta gelinka hore ay si rasmi u dhici doonto xaflada xil wareejinta.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Madaxweynaha cusub ay maanta u bilaaban doonto howlihiisa rasmiga ah, isagoo xusay in Madaxweynihii hore Xasan Sheekh uu ka guuri doono Madaxtooyada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa shalay tagay Xarunta Madaxtooyada, halkaasoo uu kula kulmay Madaxweynihii hore iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyagoo ka wada hadlay xaalada dalka uu marayo iyo qaabka ay u dhaceyso munaasabada xil wareejinta.

Munaasabadaha xil wareejinta iyo caleema saarka ayaa la kala qaaday, iyadoo 22-ka bishan ay dhaceyso munaabada caleema saarka Madaxweyne Farmaajo, kaasoo ay ka soo qeyb galayaan wafdi caalami ah.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews