berberatoday.com
Xaalada Caafimaad Ee Xildhibaan Xaaji Nuur Cabdillahi Beegsi(Cawl)Oo La Sheegay Inay Taam Tahay Iyo Wiilkiisa Oo Ka Waramay
February 16, 2017 - Written by Berbera Today

Cawl Cabdillahi BeegsiMalaysia(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xaaji Nuur Cabdillahi Beegsi(Cawl)oo dhawaan xaalad Caafimaad iyo Daweyn loo geeyay Dalka Malaysiya ayaa waxa xaaladiisa aanu wax ka weydiinay Wiilkiisa Cawil Xaaji Nuur Cabdillahi oo kula sugan dalkaas Malaysiya Waxaanu Cawil sheegay inuu aabihii caafimaadkiisu wanaagsan yahay qaliin iyo daaweyn caafimaad oo loo sameeyayna lagu guulaystay mudo laba ilaa sadex wiig kadibna uu dalka kusoo laaban doono Hadii alle idmo.

Xaaji Nuur Cabdillahi Beegsi(Cawl)ayaa kamida Xildhibaanada Golaha deegaanka Degmada Berbera kuwa hada jooga iyo kuwii hore ee dhacayba sidoo kalena waa ganacside weyn oo jaadka magaalada Berbera lagu Isticmaalo keena gaar ahaan Jaadka noocyadiisu kala ah dadarta Iyo Jabiska sidoo kale Xaaji Nuur Cabdillahi Beegsi(Cawl) waxa uu kamida yahay Odayaasha maamuuska iyo milgaha ku leh Guud ahaan Somaliland gaar ahaan Gobolka Saaxil ee sida weyn looga yaqaano loogana tixgaliyo alle Ha Caafiyee.

 

Hadaanu nahay bahda shabakada Wararka Berberatoday.com Waxa aanu Ilaahay Xaajiga Uga baryaynaa inuu Caafimad Taam ah Siiyo Insha Allah

Cawl Cabdillahi Beegsi

 

 

Berberatoday.com

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews