Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Dablay Hubaysan Oo Xalay Weerar Ku Qaaday Gudaha Magaalada Ceel Af-Weyn
February 17, 2017 - Written by Berbera Today

Ceelafweyn(Berberatoday.com)-Wararka kasoo baxay magaalada Ceel Af-weyn ee gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in dablay hubaysani ay xalay fiidkii hore weerar gaadmo ah ka geysteen meherado ku yaalla magaalada oo ay dad rayid ahi ku sugnaayeen.