Daawo Muuqalka”Cabdikariin Axmed Mooge Oo Boggaadiyay Mudaneyaashii Damiirku Shaqeeyay Ee Gacmaha Ka Laabtay Fadhigii Labada Gole Lagu Dhex Keenay Heshiiskii Qabyo Qoraalka Ahaa Ee Saldhigga Milatari Imaaraadka Laga Siiyay Madaarka Diyaaradaha Berbera Iyo Xukuumada Oo Dhaliilo Ba’an U Jeediyay.
February 17, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdikariin Axmed Mooge Oo Boggaadiyay Mudaneyaashii Damiirku Shaqeeyay Ee Gacmaha ka laabtay Fadhigii Labada Gole Lagu dhex keenay heshiiskii qabyo qoraalka ahaa ee Saldhigga Milatari Imaaraadka laga siiyay Madaarka Berbera, Xukuumaddana Dhaliilo Ba’an U Jeediyay.