berberatoday.com
Gudoomiye Cirro oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhex Martay Deegaanka Ceel-afwayn Ee Gobolka Sanaag H
February 18, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isaga oo ku hadlaya magiciisa, kan xildhibaannada Golaha Wakiillada iyo weliba kan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDNANI wuxuu ugu baaqayaa beelaha walaalaha ah ee dirirta colaadda ahi ku dhex martay Degmada Ceelafweyn in ay xaaladda dagaalka ah ku soo dabaalaan nabad iyo wada-noolaansho.

cirro(1)
Waxaana uu baaq u direynaa Xukuumadda Somalilandiyada oo adeegsanaysa Ciidamada qaranka in ay kala dhex-gasho beelaha dirirtu dhex marayso. Sidoo Kale Golaha Guurtida Somaliland, Madax-dhaqameedka, cuqaasha iyo wax-garadka guud ahaan reer Somaliland iyo gaar ahaan kuwa labada dhinacba waxanu ugu baaqaynaa in ay colaaddan ka gurmadaan, isla markaana la soo afjaro, lana soo celiyo wada-noolaanshaha iyo in sidii innoo dhaqanka ahayd xaaladda aynu ku soo dabbaalno wada-hadal iyo walaalnimo.
Ugu danbeyntii, xisbiga WADDANI wuxuu aad uga damqanayaa dadka walaalaha ah ee dhibaatadu ka soo gaadhey colaaddaas, wuxuuna ilaahay caafimaad u weydiinayaa labada qof ee ku dhaawacmay, wuxuuna mar labaad iyo mar saddexaadba ugu baaqayaa beelaha walaalaha ah ee wada dega Degmada Ceelafweyn in ay colaadda demiyaan.
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews