Maareeye Ku-Xigeenkii Hore Dekada Barbara Siciid Faarax Cabdilaahi (Siciid Baadari)Oo Mareeya Dekada Berbera Si Badheedha Gurigiis Uga Dumiyaya.
February 18, 2017 - Written by Berbera Today
Mareeyaha Dekada Magaalada Axmed Yusuf Dirir ay si qab yaaladaysan gurigisi cagaf uga liyay halka shaqaale hoosadki ay isku reerka ahaayen uu siiyay wixi ay xaq ula haayeen. Mareeye Ku Xigeenkii hore Siciid Badari u sheegay inan waxba u haynin ee uun uu lacag u haya inta ciise muuse cid kale aanu waxba siinani sidaas waxaa yidh Mareeyaha Axmed Yusuf Dirir
s |
Waa qabyaalad iyo caaded inay utun iyo dhiilo kala jiifto qabiilada waligeed laakiin hada waxaba so kordhay in madaxdi dawladana laga arko falfal aad ufool xun oo sababi kara iska hor imaad hubaysan iyo qulqulatoyin ki dagaal ki sokeeye dib ubilaabmaan marka masuul sare oo tacadi qabyaaladaysan gaystay qabiil kale ka jaro qudha in qolo qolo tagayso mashaka kataagan taa,