Halkan Ka Akhriso Xogo Ama Qoraalo Cadeymo U Ah Faraqa Udhaxeeya Lacagta Xuquuqda Shaqaalaha Dekadda Berbera Ay Leeyihiin iyo Xisaabta Ay Xukuumada Somaliland Baanka Ugu Shubtey Oo Noqoneysa 50% Xaqoodii Ay Ku Lahayeen Qaranka Somaliland
February 18, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Halkan Ka Akhriso Xogo Ama Qoraalo Cadeymo U Ah Faraqa Udhaxeeya Lacagta Xuquuqda Shaqaalaha Dekadda Berbera Ay Leeyihiin iyo Xisaabta Ay Xukuumada Somaliland Baanka Ugu Shubtey Oo Noqoneysa 50% Xaqoodii Ay Ku Lahayeen Qaranka Somaliland sida aanu ka helay dhugmantiyo sharci ah oo kasoo baxay Xafiiska xisaabadka Dekeda.sidoo kale waxa ducmantska ku xusan waax kasta oo kamida waaxyaha Dekeda iyo Xadiga lacagta xaqa ama xuquuqdoodu tahay.
Lacagta Xaqa ama xuquuqda shaqaalaha Dekeda ayaa markii guud ahaan la xisaabiyay ama laysu geeyay noqotay Sagaal Iyo Toban Bilyan iyo saayid(19,657,893,250)S/Land Shilin