“Kumuu Ahaa Taliyaha Uu Baashe Morgan U Adeegsaday Baarlamaanka. Dhacadadii Foosha Xumayd Ee Ka Dhacday Xarunta Baarlamaanka Maalintii Fadhiga Labada Gole Ee Ansixinta Saldhiga Ciidan?
February 19, 2017 - Written by Berbera Today
Kumuu ahaa Taliyaha uu Baashe Cawil(Baashe Morgan) u adeegsaday Baarlamaanka. Dhacadadii Foosha xumayd ee ka dhacay Xarunta Baarlamaanka Somaliland ayaa ahayd mid ku ugub ah Dalka Somaliland waxaanay Bulshada reer Somaliland intooda indheer garadka ahi ka bixiyeen Dareen didmo leh,