Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Magacaabis Iyo Isku Shaandheyn Ku Sameeyey Masuulyiinta Xisbiga Waddani
February 21, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla
markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbigaasi waxa uu isku shaandheyn iyo magacaabis ku sameeyey masuulyiinta kala duwan ee xisbigaasi
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada isku shaandheynta iyo Magacaabista
