Laantii Xisbigii New Ucid ee Denmark oo ay Hoggaaminayso Marwo Faatin oo la Midoobay Xisbiga Kulmiye iyo Munaasibad Balaadhan oo ka dhacday Kopenhagen…Daawo Sawiiro Xiiso badan iyo Qaabkii Xafladaasi u dhacday
February 21, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Laantii Xisbigii New Ucid ee Denmark oo ay Hoggaaminayso Marwo Faatin oo la Midoobay Xisbiga Kulmiye iyo Munaasibad Balaadhan oo ka dhacday Kopenhagen…Daawo Sawiiro Xiiso badan iyo Qaabkii Xafladaasi u dhacday
Kopenhagen(Berberatoday.com) Xaflad aad balaadhan oo ay ku midoobeen Laantii Xisbigii New Ucid iyo Kulmiye ee Denmark ayaa ka dhacday Magaalada Kopenhagen. Midowga labadan laamood ayaa waxa garabka New Ucid hoggaaminaayey Marwo Fatin Maxamed Cabdilahi, oo ahayd madaxdii xisbigii New Ucid ee dalka Denmark. Halkan hoose ka daawo Sawiiradda Munaasibadaas balaadhan.