Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump Oo Bilaabaya Qorshe Cusub Oo Lagu Tarxiilayo Dadka Aan Sharciga Haysan Ee Dalkaas Ku Nool
February 22, 2017 - Written by Berbera Today
Washington(Berberatoday.com)-Sida ku qoran hindisaha cusub ee ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha, maamulku waxa uu bilaabayaa in uu dalka ka masaafuriyo dadka aan haysan sharciyada ee gala denbiyada kuwooda yaryar xitaa, xitaa kuwa sida khaldan u qaata lacagta kaalmada bulshada.
Waxaa dalka Maraykanka gudihiisa ku sugan 11 milyan oo qof oo aan sharci haysan.