“Warbaahinta Caalamku waxay Qortay In Imaaradku Saldhiga Berbera Dawlado Kale Wakiil Uga Yahay” W/Q Mohamed Abdirahman Yusuf
February 22, 2017 - Written by Berbera Today
warbixinta ay qorayaan warbaahinta caalamku waxaa ay xaqiijiyeen in imaaradku saldhigan berbera uga wakiil yihiin dawlado kale oo aan wali la ogayn danta ay ka leeyihiin geeska african gaar ahaan gobolka saaxil berbera waxaayna u muuqataa goob colaadeed in ay noqon doonto sida warbaahinta caalamku qorayso wadanka imaaradka ayaanu la galnay heshiis caalami ah laakin waxaan meesha ka maqnayn wadanka ingiriiska iyo american oo ah dawladaha ay dilaalka u tahay imaaradku xaga wadanada suniga ah ama islaamka ah kuwaas oo inta badan soo mari jiraay wadanka massar tan iyo intii la riday madaxwaynihii hore masar xusni mubaarik waxaa dilaalka islaamka la wareegay wadanka imaaradka carabta oo ay reer galbeedku soo maraan marka wadan islaam ah lagu duulayo.