berberatoday.com
Madaxweynaha Cusub Ee Dawlada Xamar Farmaajo Oo Katirsan Xisbiga Aduunka Loogu Necebyahay Iyo Sir La Helay
February 23, 2017 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah shaqaalihiisa Xisbiga Jamhuuriga aya qabsaday dalka ku yaala geeska Africa ee Somalia ayaa ciwaan looga dhigay sheeko lagu qoray wargeyska Buffolonews ee Mareykanka.

Maxamed C/laahi Farmaajo oo ahaa xubin firficoon oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga Mareykanka ayaa loo doortay madaxweynaha Somaliya 8dii bishan.

Sida qof ka tirsan xisbiga uu u sheegay wargeyska waxaa uu Farmaajo qeyb ka qaatay ololihii xibsiga dhexdiisa ee uu kusoo baxay Donald Trump dhowaan.

Waxaa ay saaxibadii xisbigiisa ku amaaneen doorkii uu kulahaa shaqada xisbiga iyagoo ku amaanay inuu ahaa nin shaqo badan oo dadka ad u saacida.

Sida lagu qoray Buffolonews waxaa uu Mr Farmaajo ahaa mid caawiya Soomaalida gobalkiisa waxaana uu dadka ugu baaqi jiray iney kusoo biiraan xisbiga Jamhuuriga.

Sida sheekada lagu muujiyay 2010-kii ayuu aaday magaalada New York waxana uu la kulmay Madaxweynihii Somaliya ee xiligaas Shiikh Shariif Shiikh Axmed waxaana la sheegay inuu is baray nin ay saaxiib ahaayeen.

Markii uu Shariif u sheegay inuu ka tirsan yahay mid ka mid xisbiyada Mareykanka waxaa uu ku qancay inuu ka dhigo Ra’iisul wasaare.

USA waxaa ay aad ugu faraxsantahay in qof heysta baasaboorkeeda uu madaxweyne ka noqdo Somalia ayaa ku qorneyd warbixinta, sidoo kale waxaa uu hambalyo ka helay dad badan oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews