“Sida Aan Uga Soomanahay Ammaanada Umada Ee Lay Dhiibay In Looga Wada Soomo, Oo Aan Guryo Laga Dhisan Oo Aan Baabuur Raaxo Oo Qaaliya Laga Iibsanin, Laakiin Waa Laga Heli Lahaa Shacbiga Niman Caynkaas Yeela”Madaxweyne Marxuum Cigaal
February 24, 2017 - Written by Berbera Today
“Sida Aan Uga Soomanahay Ammaanada Umada Ee Lay Dhiibay In Looga Wada Soomo, Oo Aan Guryo Laga Dhisan Oo Aan Baabuur Raaxo Oo Qaaliya Laga Iibsanin, Laakiin Waa Laga Heli Lahaa Shacbiga Niman Caynkaas Yeela”Madaxweyne Marxuum CigaalBerbera(Berberatyoday.com)-Waxa uu Yidhi Madaxweynihii dhidibada Utaagay Somaliland Ee Dawladnimada Salka udhigay mar uu ka hadlaayay Rag doonaaya inay hantida umada ka dhaxaysa boobaa sida maanta taaganb Oo kale”……Maalin walba waxaa joornaalka ku qoran kaligii-taliye ayuu noqday, oo aduunyada isagaa iskaga tashaday, oo dastuurkii buu ka tallaabsanayaa oo wuu jabinayaa. Maalin walba marka xafiiska la iigu yimaaddo waxaa la iila imanayaa waa waxaan digtaatoor mooyee nin kale qaban karin, halkan dhul iga sii aan …….. Waxa weeye “Sida Aan Uga Soomanahay Ammaanada Umada Ee Lay Dhiibay In Looga Wada Soomo, Oo Aan Guryo Laga Dhisan Oo Aan Baabuur Raaxo Oo Qaaliya Laga Iibsanin, Laakiin Waa Laga Heli Lahaa Shacbiga Niman Caynkaas Yeela, marka aad ka daysaan ka daba imashada iyo waxba matarayahow.
AUN Marxuum Maxadaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.
Markaan aqrinayey waxaan xasuustay xaalada maanta la joogo ninka inta musuqmaasuq loo soo diiday oo haddana facebook heesto hadhowna isla isagii caaynaya wixii loo soo diiday.