“Madaxweyne Siilaanyo Wuxuu Doonayey Ama Taladiisu Ahayd Inuu Dalkan Magac Iyo Sharaf
Iyo Waxa Uu Qabtay Kaga Tago Ama Muda Xileedkiisa Ku Dhamaysto Taariikh Weligeedba Lagu Xasuusto
Laakiin Wiilka Yar Ee Sharaftii Madaxweyanaa
Bar Madoow Ka Dhigay Ee Sharftiisii Doonaya
Inuu Ceel Ku Rido
Bulshada Reer Somaliland Inaanaan Ka Dulqadaneeyn
Berberana Inay Amison khamiisyo Gashani Yimaadaan Geeri Baanu Ka Xignaa
Waanu Ku Dagaalamaynaa
Hadaan Dhimano Geeri Xalaalaan Dhimanay
Hadii Laynagu Xidhana Ciil Ma Qabno
Halla Kaco Reer Somalilanoow
Taageeradayduna Mar Walba iyo Goor Walba
Waa Xusbiga Wadani
