berberatoday.com
Golaha Guurtida Somaliland Oo Mudeeyey Wakhtiga Golahaasi La Hor Keeni Doono Muddo Kordhinta Xukuumada Madaxweyne Siilanyo
February 26, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii ay saaka yeesheen mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa xildhibaanada golahaasi loogu qeybiyey ajandaha Kal-fadhiga 62 ee golahaas .

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

 

 

Ajandaha kal fadhigan ayaa waxaa ku jira muddo kordhin ay xukuumada madaxweyne Siilanyo golahaasi u sameyn doono mar labaad .

 

Waxaana xildhibaanada golahaasi la soo hor dhigi doona 28.02.2017 oo ku beegan maalinta Salaasada ah , balse lama oga in isla maalintaas ay u codeyn doonan mudada laga dhigaayo iyo in ay ka doodi doonan oo ay codeyntu dib u dhici doonto

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews