berberatoday.com
XUKUUMADU XOOG NAGUMA QABSAN NAGUMÄANA HAYSAN KARTO WAANU DOORANEY HA NQ QANCISO HANA JOOJISO XADHIGA IYO CABUDHINTA
March 2, 2017 - Written by Berbera Today

As you know:- somaliland waa dal madax bannaan oo leh xuduudo caalamiya jaarna la ah dalalka jibuuti soomaaliya iyo itoobiya hadaba siyaasada jaban ee kulmiye waxay ku andacootaa xamar ayaa la tegey mana qeexi karto faraqa u dhaxeeya tegitaanka xamar iyo ka jabuuti oo labaduba ah dalal jaara. Siyaasada foodleyda ee ku qotonta ii iinyo, aftaag, ma wada hadalo, iwm oo kulmiye dabakho waxay ragaadisey ictiraafkii qaranimada iyo dawladnimada somaliland Waa waajib saaran xukuumada talada heysa iyo xusbiga uu hugaaminayo askariga xukunka u hamuunta qaba in ay raadiyaan ictiraafka dalka oo ku raadiyaan wada hadal toosa oo lala yeesho soomaaliya, lagu raadiyo hadii lagu helayo iib, lagu raadiyo hadii laga fursan waayo awood. Waxa xaaraan ah in dadka la madal hufiyo . Waxanu taageersanahay maal gashiga shisheeye shaqo abuurka iyo horumarka dalka aanu u soo halganay waxaanu ka soo hor jeednaa xadhiga iyo cabudhinta xukuumadu caadeysatey beryahan ee aanloo marayn sifaha sharciga ah. Waxaanu dalbanaynaa in la soo ban dhigo waxa xukuumaddu dhaafsatey saldhiga milateri ee berbera laga siiyay abudhabi miyaa laga iibiyay? Miyaa laga kireeyay? Imisaa lagaga kireeyay? Mudo intee le eg ayay degenaanayaan? Kaluumeysiga miyaa loo fasaxay ciidanka bada duldegi doona? Hadaan loo fasixin yaa ka ilaalinaya ? Su aalahaa iyo qaarkale oo fara badan ayaanu xaq u leenahay in xukuumadu si degdega noogu faahfaahiso Heshiis aan baarlamanka la horkeenin isla markaana baarlamanku si xora uga doodin kuna meelmarin cod aqlabiyàd ahi waa xaaraan xitaa miisaaniyada dalka hadii aan baarlamanku nsixin waa xaaraan in xukuumadu fuliso

 

 

Illahey baa mahadleh

By faarax cali axmed

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews