berberatoday.com
Silaanyo iyo Sulieman gaal inay mudada isu kordhiyaan waa qabyaalad iyo diktator nimo by Abdi Mustafe
March 4, 2017 - Written by Berbera Today
Ishiisa laga arkaa ushiisa lala dhacaa … Shicibka reer Somaliland ayaa laga arkay in aanay damiir lahayn ay ku diidaan dulmiga. Sidaa darteed baa Silaanyo iyo Sulieman gaal kolba isugu kordhinayaan mudada. Sabab Siyad barre loola dagaalamay la garan maayo hadiiba laga yeelayo Silaanyo iyo Sulieman gaal inay Somaliland xaraashaan. Markay 7 sanadood jaqayeen maaliyadii dalka ayay damceen markay xilka ka degaana in ay malaayiini uuga sii socoto dekeda iyo saldhiga iyo wershada sibidhka. Hase yeeshee waxay u eegtay mudaharaadka London ka bilaab may in uu noqon doono bilowgii xoreyntii Somaliland lagaga xoreynayay daaquudada qabsaday. Haduu Sulieman gaal doorkan diido mudada ay isku raaceen sadexda xisbi iyo Komishanku oo uu wax ku daro shicibku waa inay ka hor yimaadaan oo guurtida hilfaha u qaadaan. Hadii kale waxa dhici shicibka Xamar oo lagu daro Somaliland. Ictiraaf iyo wax qabad ma wado dowladani oo waxay ku mash-quuleen xaraashka hantida ummada. Shicib yahow hurdaa diida in Silaanyo iyo Sulieman gaal isu kordhiyaan mudada hadii kale halakaa dacayda laa-laadiya. Somaliland waa la haystaa ee ama ha la iska rogo darxumada ama daniba Xamar wey idiin eryi.

Abmustafe23@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews