Daawo Muuqalka”Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Ee Wakiillada Oo Ka Warramay Ujeeddada Kulan Wefti Uu Hoggaaminayey Sool Kula Yeesheen Cali Khaliif Galaydh
March 4, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday. com)-Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka warramay ujeeddada kulan uu deegaanka Xidh-xidh ee Gobolka Sool isaga iyo Xildhibaanno ka soo jeeda Sool ay kula yeesheen Dr. Cali Khaliif Galaydh.
