Daawo Muuqalka”Siyaasiyiin Katirsan Madasha Wadatashiga Iyo Toosinta Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey Xaalada Uu Dalka Maraayo , Xukuumadana Digniin U Diray
March 4, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo ay ka mid yahiin
Eng Maxamed xaaji , Aqoonyahan Cabdikariim Maxamed Mooge , Prof Cabdisalan Yahiin iyo siyaasiin kale ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeeen xaaladu uu wakhtigan maraayo .
Siyaasiyiintan ayaa waxaa ay sheegen in xukuumada Kulmiye ay ku talo gashay sidii dalkan loo baabin lahaa waxaana ay ay fariimo digniino ah u direen xukuumada Madaxweyne Siilanyo
Dhinca kale siyaaasiyiintani waxaa ay tageereen mudaharaadkii laga soo hor jeeday saldhiga Military ee dawlada Imaraadka ee dhawaan ka dhacay magaalada London