Madaxweyne Trump Oo Sheegay In Telefoonkiisa La Dhegaysto Iyo Cida Dhegaysata Oo Uu Ku Dhawaaqay
March 5, 2017 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Madaxweyne Trump ayaa ku eedeeyay maamulkii Obama in uu dhagaystay wicitaannadiisa telefoonka, waxyar ka hor markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinnimo ee sanadkii hore.

Mr Trump oo fariimo qoraal ah soo dhigay bartiisa Twitter ayaan soo bandhigin wax caddeyn ah.