berberatoday.com
Fadeexad:- Safiirad Ayaan Cashuur oo Ku fashilantey Mudaharaadkii London iyo Telefoon ay si qaldan u adeegsatey oo Bolisku ka diidey
March 7, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

London(Berebratoday.com)- Safiirada Socod baradka ah ee ku cusub siyaasada , Safiirada somaliland ufadhida Cariga ingriiska Ayaan Cashuur ,  ayaa warar berberatoday ay siiyeen gudida qaban qaabada mudaharaadka london sheegeen inay ayaan cashuur culeys badan lagu saarey sidii ay ujoojin lahayd mudaharaadka , hadaba sidey qof ka mida gudidu noo sheegay waxay ayaan cashuur sameysay.

Ayaan Cashuur waxay isku deyday ka hortag kasta oo ay ku baajin lahayd mudaharaadka taasi oo dalka ingiriiska aan cidina awoodin iney xaqa qof kale duudsido ayaa meelo badan oo ay la xidhiidhey laga diidey, hadaba ayaan ayaa markii ugu danbeysay Subaxnimadii laysku soo bixi doono waxay la xidhiidhey policeka london iyadoo is been fariintey oo tidhi waanu baajiney ee iska joojiya .

police london oo xogo hore sii hayey ayaa waxaa uu ka dalbaday inuu la soo hadlo qofkii dalabka marka hore soo codsadey, lakin ayaan wey ku adkeysatey .

Muda yar ka bacdi policeku wuxuu la xidhiidhey qof diidey inaan magaciisa shaacino , kadibna waxaa uu weydiiyey inay joojiyeen oo la baajiyo , markii qofkii uu weydiiyey sababta waxay yidhaahdeen qof safiir sheeganaya inuu somaliland ka yahay ayaa nala soo hadlay oo magaciisa la yidhaa ayaan cashuur.

Gudida way sii ogayaan inay waxani dhici doonaan codod badan iyo qoraalo badan oo policeka loo gudbiyeyna waa la hayey , markaa baajintaas waxay usheegeen policeka inaaney waxba ka jirin.

Sidaasuuna noogu qabsoomey mudaharaadkii ………

 

Qofkaasi waxaa uu ahaa qabanqaabiyayasha gudida mudaharaadka somaliland lagaga soo horjeedeey inay bixiso saldhig milatry..

 

Berberatoday.com

London

Kala soco warar kale oo xiiso leh….

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews