Daawo, Musharax Soomaali ah oo iska sharaxay degmo aaney soomaaliba dagneyn oo ka tirsan wadanka finland
March 10, 2017 - Written by berberatoday berberatoday
Daawo, Musharax Soomaali ah oo iska sharaxay degmo aaney soomaaliba dagneyn oo ka tirsan wadanka finland….
Soomaalida oo aad ujecel kuraasta iyo xukunada ayaa aad isku soo sharaxdey doorashada golayaasha deegaanka ee dalka finland oo bisha abril dhici doonta.
https://youtu.be/Fdj301CJKn8