berberatoday.com
Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Caruusadii Iyo Ninkii Asma Coday Ugu Malxiisay… Imsa Sanadood iyo Ganax noocee ah ayaa lagu ridday, maxaa’se loo Cuskadday. Halkan kaga boggo..
March 10, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Caruusadii Iyo Ninkii Asma Coday Ugu Malxiisay… Imsa Sanadood iyo Ganax noocee ah ayaa lagu ridday, maxaa’se loo Cuskadday. Halkan kaga boggo..Hargeysa(Berberatoday.com)- Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa Xukuno kala duwan ku riday Seddex qof oo ku kacay kiis noociisu ugub ku yahay guud ahaanba dhulka ay Soomaalidu degto, kaasoo ahaa qoys cusub oo Mixiisadii ay nin isku bedeshay markii ay 7cisho la joogtay. kiiskan oo uu gacanta ku hayay garsoore Idiris Maxamed Muxumed ayaa Maanta oo Khamiis ah, waxay Maxkamadu u fadhiisatay xukunka kiiskaasi oo ay Maxkamadu dhagaysanaysay Muddo Bil ah. Asma Coday,oo Ah Wiilka Dhalinyarta Ah ee Ku Labistay Dharka haweenka waxa Maxkamadu ku xukuntay Sannad iyo badh xadhig ah. halka ay Maxkamaddu Caruusadiina ku xukuntay Laba Sanno falkan ayaa ahaa sheekadda ugu badan ee ay Dadku ka sheekaysanayeen muddo gaadhaysa labadii bilood ee ugu dambeeyey. arintaasina ay Dadwaynaha ku nool Caasimadda Hargeysa ayaa siyaabo kala duwan uga sheekaynayeen.

Walow ehelada Labada Qoys Ee Labada Dhinac Qoyska Uu Kasoo Jeedo Ninka Arooska ahi Iyo Gabadha Aroosada Ahayd Midkoodba Dhinac Uga Hadlay Arrintan isla Markaana Aragtiyo kala Duwan Ka Bixiyey Dhacdadan Ayaa Ku Timaamay Inaaney Habayaraatee Waxba Ka Ogayn Wiilkan Dharka Haweenka Iyo niqaamka Xidhnaa Ee Milxiisada Ku metelayey.

Xukunka Saaka Ay Maxkamada Gobolku Ku Riday Labada Qof Ee Wiilka Iyo gabadha Ah Ayaa Waxaa Noo Xaqiijiyey Sarkaal Ka Tirsan Maxkamada Gobolka Hargeisa, Oo Nuxurka Arrintan Nooga Waramay.

Dhacdadan Ayaa Noqonaysa Tii ugu Horeysay ee Ay maxkamada Gobolku Fal Dacwadeedkeeda Ka Garnaqdo.

Hargeisa Somaliland

Axmed Osman Almis.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews