berberatoday.com
Daawo,Hadii Ay Xukuumada Siilanyo Kala Qeybintii Umada Ay Qoys Qoys Marineyso In Ay Is Casisho Ayaa U Roon ..” Xildhibaan Qabiile +
March 12, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Hargaysa (Berberatoday.com)_ Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanayaasha golaha
wakiilada ee gobalka Saaxil ka soo jeeda waxaa uu ka hadley odayaal la sheegay in xukuumadu u dhoofineyso dalka Imaraadka si dawlada imaraadka loogu qanciyo in madax dhaqameedka reer Saaxil raali ka yahiin maal galinta dekada iyo Saldhiga Military

Xildhibaanka ayaa waxaa arintaasi ku tilmaamay in tahay guul daro iyo siyaasad xumo ay ku dhaqmeyso xukuumada Madaxweyne Siilanyo isaga oo ugu baaqey mar hadii ay heerkaas xukuumadu mareyso in ay is casisho

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews