Faarax Oomaar. Waxaa Laga Hayaa Ilaahoow Dadkayga Ama Sidooda Iga Dhig Ama Sidayda Kadhig
March 13, 2017 - Written by Berbera Today
Faarax Oomaar. Waxaa Laga Hayaa Ilaahoow Dadkayga Ama Sidooda Iga Dhig Ama Sidayda Kadhig
120 Dumara Oo Ahaa Dumakii Xisbiga Kulmiye Ugu Tunka Waynaa Xarutooduna Ay Ahayd Magaalada Burco. Gaar Ahaan Bariga Burco
Magacooduna Uu Ahaa Gaashaan 1
Dumarkan Ayaa Ahaa Kuwii Ubadkooda Iyo Caruurtooda U Dayacay Sidii Ay Dawlad Kulmiye Ahi Uga Dhalan Lahayd Wadanka Sanadkii 2010
Hadaba Dumarkaa Ayaa Caawa Ilbaabada Ulaalaabay Xarubtoodii Xisbiga Kulmiye Ee Ku Taalay Xaafada Caqaayada Ee Magaalada Burco
Hadaba Taasi Waxay Ku Tusaysaa kacdoonka Ka Curtay Gobolada Bari Ee Somaliland .Ee Kuwajahan Xisbiga Kulmiye Abaar. Iyo Dawlada Wax Mareebtada ah
Abaarta Wadanka Ka Jirta Ayaa Marysa Halkii Ugu Xumayd
Halka Dawladuna Ku Mashquulsantahy Isku Shandheytii Kaanbeynka Kulmiye Ee Bisha 11 Ee Sanadkan
Ilaahay Deeqdiisa Iyo Raxmaadkiisa Lagama Quustee
Ilaaahay Aynu Gacmaa Hoos Dhigano In Ilaahay Raxmaad Khayr Leh Inoo Shubo
Ilhoow Adaa Qaniyee Umadaada U Gargaar Amiin Amiin