Maxaad Ka Ogatahay Waraqaaha(Document-ga)Lacagta Lagu Qabto Ee Dekeda Berbera Iyo Shirakada Ganacsiga Gaarka Loo Leeyahay Ee Magaceedu Ku Qoranyahay”Halkan Ka Akhriso
March 13, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Waxa maalinba maalinta Ka dabaysa soo shaac baxay fadeexadaha Maamul ee dul hoganaya waxa lagu sheegay shirkada DP World ee Xukumada Madaxweyne Siilanyo ka kiraysay Maamulka iyo Macashaka Dekeda Berbera,
Halkan Hoose Ka Daalaco Muuqalka Waraaqda Lagu qabto Lacagaha Dekeda oo ay ku qoran yihiin Dahabshiil DP World Berbera.