berberatoday.com
Sheekada Ah Qof Baa La Aduubtay Ee Hada Dalka Ka Socotaa Waa Sheeko Dawladu Soo Samaysey Oo Umada Layskaga Jeedinayo”W/Q Fanaanka Maxamed Xuseen Halwed
March 15, 2017 - Written by Berbera Today

Caawa Fiidkii Gabadh Dhinacayga Socotey Baa Garabka Iga Taabatay Waan Iska Daba Galay Gaadhi Nooha Ahbay Isaartay Gadhigii Markuu Idaacada Agteeda Maryey Baan Miyirsaday Gaadhigiibàan Daaqada Iska Furay Waan Ka Boodey

Waa Sheekooyinka Beryahan Ka Socoda Burco Iyo Hargeysa
Qof La Qaaday Oo Lawaayey Lama Hayo Qof Kelyaa Iyo Beerka Lagala Baxay Lama Hayo
Qof Waliba Oo Arintaasi Ku Dhacdayba
Wuxuu Odhanayaa Gadhigii Laygu Qaaday Baan Ka Boodey Ama Gurigii Laygeeyey Baan Kasoo Baxsaday

Waa Sheeko Dawladu Soo Samaysey
Oo Umada Layskaga Jeedinayo

Waayo Lacagtoodii Abaarahan LaHayn
Mucaawimadii Dawladaa Islaamku Bixiyeen Baan Lahayn
Markaa Filimkanaa Lays Yidhi Beryo Haku Mashuuliin
Allaa Kariim…..
Gabadh 20 Jira Oo Aabheed Sarkaal Booliska Burco Uu Yahay Baa Tidhi Gurigii Lay Geeyey Qolbaa Laygu Xidhay Gabadh Guriga Joogtay Baan Ku Idhi .iga Fur Musqushaan U Baahanahee Markay Iga Furtayna Ilbaabkii Debedaan Iska Furay Waan Soo Cararay Waxaan Is Waydiiyey Abeheed Waa Sarkaalkaa Muxuu Guriga Inantiisii Lageeyey Ee Ay Kasoo Baxsatay Muxuu Ciidan U Geyn Waayey Ee Waxa Joogaba Usoo Xidhi Waayey Ileen Inan 20 Jira Oo Burco Ku Dhalatay Way Garanaysaa Gurigay Kasoo Baxsatay Ee La Geeyey hhhhhhhhhhh Waar Dadku miyaanay Caqliga Ka Shaqaysiinkarin

 

 

W/Q Fanaan Maxamed Xuseen Halwed

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews