berberatoday.com
Ninka Soo Jeedinaya In Baarlamanka Dawladda Xamar Ka Doodo Arinta Saldhiga Imaaraatka Laga Siiyey Somaliland Waxa La Yidhaahdaa Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil Waxaanu Ka Soo Jeedaa Beesha Biyo-maal W/Q Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe
March 15, 2017 - Written by Berbera Today

Ninka soo jeedinaya in baarlamanka dawladda Xamar ka doodo arinta Saldhiga Imaaraatka laga siiyey Somaliland waxa la yidhaahdaa Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil waxaanu ka soo jeedaa beesha Biyo-maal.Madaxweyne Cigaal ayaa mar uu ninkaasi Hargeysa yimid lacag ugu dhiibay beesha Biyo-maal kolkaasu ka cunay oo waliba intuu Qasim Salaad wasiirul Kharaji u noqday ayuu ku tafanunay cayda gooni-isu-taaga Somaliland.Wuxu ku hadlaa ilaa 7 af waxaanay Walaweyntu u kaxaystaan shirarka iyo maxfalada caalamiga ah si uu macluumaad iyo fikrado khaldan uga bixiyo Somaliland.Wuxu la socday wafdigii Xasan Sheekh Maxmuud ee caasimadda Turkiga ee Ankara ay ku wada kulmeen madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo bishi April 2013. Markii aanu Ankara dhawr jeer isku muruxsanay ayuu iga ashkateeyey qaar ka mid ah xubnihii wafdiga Somaliland.
Dhacdadaasi iyo Cabdillaahi Sheekh Ismaaciil waxan ku xasuustay xisbiga iyo xukuumadda Kulmiye oo maanta doonaya inay inaga dhaadhiciyaan inuu jiro xidiidh u dhaxeeya mooshinka kor ku xusan ee ninkaasi Xamar ka wado iyo shir uu xisbiga Wadani maanta ku qabsan lahaa Maansoor Hotel Hargeysa iyadoo aanay keenin wax cadeyn ah habayaraatee.
Xisbiyada waxa la gudboon inay ka hadhaan sheekooyinka rakhiiska ah ee ay isku maaweelinayaan kuna tartamaan wixii ay dadka iyo dalkaba u qaban lahaayeen oo ay soo bandhigaan.

 

 

 

W/Q  Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews