DHAWR QODOB OO REER SAAXIL IYO SHAQAALAHA KACDOONKA KU ABUURAY BAL AAN ISDULTAAGNO
shirkada macaashdoonka ah ee dpw & xukuumada kulmiye waxay dadka u sheegeen
1+shaqaale la kordhiyo mooyee aan waxba la dhimayn
waxa la eryay 270 ka mida shaqaalaha iyo dad jilicsan oo guno ka qaadanayay
2+waxa wasiiradu yidhaahdeen teenan(dekeda) in aanay la wareegayn ee ay mid cusub dhisayaan teenana ay qalabaynayaan
waxay noqotay in teeenii oo aanay xabad wiiisha keenin ay aayar si qarsoodiya kula wareegeen shaqaale habeenkii 70$ ku seexda maansoor ay inoo keeneen
3+qandaraasyad oo layslahaa si cad ayay u baahinayaan ama dadka deegaanka ayay u soo bandhigaysaa
waxay noqotay in cidgaara oo isku qabiila ay si hoose u siisay taas oo reer berbera aad uga cadhaysiisay bal ila eeg
BAANKII SOMALILAND OO LA LAGA WAREEJIYAY LACAGTII DHIISHIIL AYAA LAGU WAREEJIYAY WAXAY GALABWALBA SARIFAAN LACGTA WAANA TA KEENTAY QIIMA DHACA S/LAND SHILIN
qaboojiye ay dekedu lahay oo laba ahaa oo badeecada aan kulaylka xamilayn la gelin jiray oo dekeda dhexdeeda yaala waxa la siiyay nin kooxdaasa oo muqaliska ahaa dekeda berbera
shidaalkii waxa la siiyay nin kaalin berbera ku haysta iyada oo dekedu kaalin leedahay oo shaqaale iyo maamul lahay
cuntada shaqaalaha laga iibinayo nin ayaa lasiiyay
insurance shaqaalaha nin gaara ayaa la siiyay
intaa oo isku qolo ah ayaa hada la sheegayaa bal ka warama
dadka reer saaxil oo horeba u sheegi jiray in aan Dpw wax la yidhaahdaa aanay jirin ee magaca la soo kiraystay ayaa hadana markay waxaa arkeen aad u guuxay hadaba arintu shaqaale yar way ka wayntahay reer soomaalilandnow waxaa mala qaadankaraa cid diyaar u ah in ay qanciso reer saaxil ma muuqato intaaanay arimuhu inala durkin waxan leeyahay kulmiye iyo Dpw waxaa wax ha ka qabato
sawirka hoose wuxuu cadayn u yahay baankii qaranku lahaa oo lagu bedelay dahabshiil
ali osman hussien wabilaahi tawfiiq