Daawo Muqaalka”Madaxa Waaxda Faracad Bada Dekeda Berbera Oo Dekeda Ka Difaacay Eedo Loo Soo Jeediyay Kana Hadlay Doon Ku Gubtay Xeeliga Bada Berbera
March 17, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxa waaxda faraca bada ee Dekeda Berbera Aadan Xuseen Cilmi(Aadan Daved)ayaa markii uhireysay ka hadlay doon dhawaan ku gubtay xeeliga bada Berbera meel masaafo kooban ujirta dekeda kaluumaysiga ee Berbera ee lagu magacaabo Neck Fish. Doontan oo lagu magacaabi jiray sk Maki oo uu leeyahay Gancsade lagu magacaabo Cali Ducaale ayaan ilaa hada lagaranayn cid dabkja qabsad siisay balse waxa uu cadeeyay madaxda waaxda faracad Berbera inay doontaasi mudo sanad kudhaw taalay xeeliga bada berbera iyada oo daloosha markii ay dalka timina ay dalooshay oo deg deg looga dajiya badeecadii saarnad oo ahed oon a kasoo qaada Dekeda Jabuuti.