berberatoday.com
Imaaraatka Ayey Aheyd Inay Iyagu Wafdi Masuuliinteeda Ah Usoo Diraan Hargeysa, Waayo Iyaga Baahan Oo Saldhig Ciidan Doonaysa.Laakiin Dawladeeni Hanka Yareyd Waxay Abu-Dhabi Udirtay 9 Wasiir Iyo Madaxweyne -ku-xigeenki Dalkan Macaluusha Loo Dhimanayo”W/Q Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe
March 19, 2017 - Written by Berbera Today

Imaaraatka ayey aheyd inay iyadu wafdi masuuliinteeda ah usoo dirto Hargeysa waayo iyadaa baahan oo saldhig doonaysa.Laakiin dawladeeni hanka yarey waxay Abu-Dhabi u dirtay 9 wasiir iyo msdaxweyne -ku-xigeenki dalkan macaluusha loo dhimanayo si ay usoo saxeexaan heshiiska Saldhigii ay xukuumaddu u ogolaatay Imaaraatka.Kharashka safarkaasi ku baxaya waxa dabcan laga bixinaya cashuurta dadka danyarta ah ee tabaalaysan laga qaado(Tujaarta waaweyni laaluush yarbay bixisaa si cashuurta ku waajibtay looga dhaafo).
Kaaga darane waxba may sii diyaarsan oo af madhan ayey la tageen.Kolay markay soo noqdaan waynu iska garanayna waxay ku hadli doonaan oo sidii looga bartay waxay ina odhan doonaan waxaanu kala hadalnay jidka Berbera corridor iyo inay inaga caawiyan xagga tamarta,iwl.
Waxaasoo wafdiya oo gaala baxayey ilaa Dubay sanaadkaa dhamaa ee abaartu dalka haysay marna dawladda Imaaratka dadka umay weydiinin mucaawino iyo gargaar aadamenimo oo degdeg ah.

 

 

 

W/Q Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews