|
berberatoday.com
Ururo Somaliland Ah Oo Cambaareeyay Weerarka Lagu Laayay Dadkii Bada Yeman Ka Talaabay Una Sii Jeeday Dalka Sudan
March 19, 2017 - Written by Berbera Today
Ururadan ka tirsan bulshada rayidka ah waxaay si adag u cabaaraynayaan weerarkas. Qaxoonti ay ka mid yihiin dad reer Somaliland ah ayaa lagu weeraray diyaarad kuwa qumaatiga u kaca ah. Waxa lagu dilay weerarkaas dad badan. Weerarkan bahalnimada ah ee sida tooska ah loogu bar tilmaameedsaday dad shacab ah waa mid aan la aqbali karin, arxan daran oo ka soo horjeedaa xeerka caalamiga ah. Waxaanu ku baaqaynaa in si dhaqso ah baadhitaan loogu sameeyo dhacdadan.” Axmed Yuusuf Xasan, gudoomiyaha COMPAD Hibak Ibrahim Gamute, Agaasimaha Fulinta ee Xarunta Daraasaadka Siyaasadda Mobile: +252 634224668 Email: centerforpolicy.ed@gmail.com Guleid Ahmed Jama, gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka COMMENTS
|
||||
|
|
|||||