berberatoday.com
GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE EE DALKA SWEDEN OO XILAL CUSUB MAGACAABAY
March 19, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

Stockholm(Berberatoday.com) Xisbiga Kulmiye Laantiisa Sweden oo caawa soo saaray Warsaxaafadeed uu ku saxeexanyahay Gudoomiya Xisbiga Kulmiye ee Sweden Mudane Fuad Kamil Ciise ayaa lagu sheegay magacaabista Xubno Cusub iyadoo laga duulayo Dardargalinta Xisbiga Kulmiye Laantiisa Sweden iyo u diyaar garawga Doorashooyinka soo socda waxaanu u qornaa sidan.

WAR – SAXAAFADEED.

UJEEDDO : XIL -MAGACAABISTA GARABKA DHALINYARADA EE XUSBIGA KULMIYE SWEDEN

Kadib markii uu wada tashi la sameeyay hogaanka xusbiga Kulmiye ee sweden .lana darsay in ay haboontahay dhamaystirka garabka dhalinyarada.
Guddoomiyaha xusbiga midnimada iyo horumarka ee kulmiye sweden mudane Fuad kamil cise ayaa uu digreeto gudoomiye oo ay sumadeedu tahay XK/N14/2017.ku ansixiyay magacaabista iyo dhamaystirka garabka dhalinyarada ee xusbiga Kulmiye ee sweden.
Markuu ku qancay kartidooda iyo aqoontooda.
Waxa uu maanta oo ay bishu tahay 18/03/2017 u magacaabay xubnahan hoos ku qoran in ay noqdaan garabka dhalinyarada xusbiga Kulmiye ee sweden.
1.Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xusbiga Kulmiye ee sweden. MUDANE MOHAMED ABDIKARIM AHMED(BULSHAAWI).
2:Gudoomiye ku xigeenka garabka dhalinyarada xusbiga Kulmiye ee sweden MUDANE ABDULAHI IBRAHIM ISMAIL.
3:Xoghayaha garabka dhalinyarada xusbiga Kulmiye ee sweden MUDANE HARED MOHAMED OMAR.
4:Af-hayeenka garabka dhalinyarada MUDANE KHAIRE IBRAHIM ALI.
5:Gudoomiyaha abaabulka iyo wacyi galinta MUDANE MOHAMED HAJI SAID.
6:Gud.xig.abaabulka MUDANE ABDIHAKIM ABUBAKAR FAARAH.

GOBOLADA SVEALAND.
1:Gudoomiyaha garabka dhalinyarada ee Svealand MARWO UMULKHAYR MOHAMED.
2:Gud.xig.dhalinyarada ee Svealand MUDANE KHALID ABDI MOHAMUD.

STOCKHOLM.
1:Gudoomiyaha dhalinyarada ee Stockholm MUDANE ABDIQANI HASSAN WARSAME
2:Gudoomiye ku xigeenka dhalinyarada ee Stockholm MUDANE ISMAIL MOHAMED MOHAMUD.
Waxaanu dhamaantoodba ilaahay uga baryaynaa insha alah inuu u fududeeyo masuuliyiintaa xilalka loo magacaabay anagoo si buuxda ugu kalsoon in ay ka soo bixi doonaan hawlaha loo igmaday.
ALLAA MAHAD LEH.

Fuad kamil cise.
Gud.xus.kulmiye ee sweden.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews