NINKII MARKUU SAMADA JOOGAY DHULKA LA JECLAA EE MARKUU SOO DEGAY LA NACAY
waxoogaa riyo ah lahayd ayaa abaari ku dhacday iyada oo islaamo kale u waramaysa ayay tidhi riyahaba ri ayaan xaydh uga filaayay ridina xeef bay dhashay
waxan uga jeedaa xukuumada fashilan iyo xisbigeeda nin ayaan lahaa malaa waa lagu soo dhawaaday isna maanta ayaan la yaabay
waa kuma waa sacad cali shire
waxaan dib u yara jaleecay taariikhdiisa
horta waa nin waxbartay gaar ahaan cilmiga maadiga ah laakiin waxa lagu xantaa dadka aan hal abuurka lahayn ee lagu shaqaysto
intaanu ka mid noqon xukuumada siilaanyo wax uu u shaqayn jiray dhiigshiil oo uu u fadhiyay egland waxa uu ka caawin jiray heshiisyada
hadaba sida laga wada warhayo dhiigshiil & kulmiye waxay dagaal badan u soo galeen in ay kursiga dalka looga taliyo ay fadhiistaan taas oo u suura gashay 2010 juun
dhismihii xukuumada ayaa dahabshiil siilaanyo u geeyay shaqaalihiihiisii iyada oo aynu ka warhayno in wasiirada reeraha ama xisbiga lagala tashanayay ayaa siilaanyo xubnihii kasoo jeeday saaxil ee kulmiye la soo dhintay aan cidina waxba waydiin ee laga aqbalay dhiigshiil
reer saaxil arintaa way wada ogyihiin laakiin waxay iswaydiin jireen waxa looga jeedo ee mid reerka kalsooni ka haysta loo magacaabi
hada ayay reer saaxil wixii aybaadidoonayeen u muuqday sacad berbera iyo somaliland midna waxba uma hayo laakiin ninkii uu u shaqayn jiray ayuunbuu heshiiso qarsoodi oo umada qayraadkeeda lagu boobayo ulboobayo ayaa ugu maqanyahay waxa ka daran kan xildhbaanka sheeganaya ee isna xibigii iyo reerkii sooo doortay midna aan èegayn ee waxoogaa loo soodiray ka hadlinayaan
ceebta tobanka wasiir isdaba galay ee meel aykeligood ku yihiin ku qabanaya shirka jaraid ku qabanya mee dhinicii kale mise waa heshiis cidkale laga saxeexay kuwana dadka somaliland been u sheega oo wado maalinwalba dadka loo sheegayay u sheega ilayn dadkay ka arkeene
sacad iyo walaalkii reer saaxil way ogaadeen cida aa u shaqaysaan dekedii ayaa sidii loo eegayay Dpw noqotay dhiigshiil iyo koox isku reera tana wax kale laga filimaayo laakiin waxan leeyahay
waxaad adigu moohaarato iyo malaba beenow
ali osman hussien ali guray
wabilaahi tawfiiq